PUB 2020

SOWTANI TACLIINTII

SOWTANI TACLIINTII


BAYT KII 1 WAAD :

SOWTANI TACLIINTII
TUBTA TOOSAN QAADEE
TALAABADA HAROW DHIGTEE.

QEYRKEED HALKUU TAGEY
INTIIYOOY TILMAANSATEY
WALIBA TAAKA SII DHEER

EE  TAN IYO  HAATAN
INAGOO U WADA TUGAN
AAN U SACABA TUMANEE
IIGU TUMA HIRWADA

 Heeleelee iyo heleeloowaa heehaa
Heeleelee iyo heleeloowaa heehaa

Tacliinteenii wataa toosteey heehaa
Wataa toostee tis qaadahayeey heehaa

Tacabkeenuna ma uu lumineey heehaa
Ma u luminoo tilmaam noqoyeey heehaa

Alloow taageer ra.iiskeenoo heehaa
Taageeroo miciisa taagnowyeey heehaa

Oo alloow cadawgiisu tiicaayeey heehaa
Tiicaayuu toosi waayahayeey heehaa

Alloow adigaan ku tuugnahayeey heehaa
Ku tuugnaayee na taamyeheleey heehaa

HEEHAA HEEHAA HEEHAA.




BAYT KII 2BAAD :

SOWKANI MACALINKII
MUDO BADAN TUGNAAYEE
MISHAARKIISU TAAGNAA

MAANTABA KA TOOSEEY
TIICII DHAQAALAHEE
TAMARTIISA MUUDSADEYEEY

EE TAN IYO HAATAN
INAGOO U WADA TUGAN
AAN U SACABA TUMANEE
IIGU TUMA HIRWADA

 Heeleelee iyo heleeloowaa heehaa
Heeleelee iyo heleeloowaa heehaa

Tacliinteenii wataa toosteey heehaa
Wataa toostee tis qaadahayeey heehaa

Tacabkeenuna ma uu lumineey heehaa
Ma u luminoo tilmaam noqoyeey heehaa

Alloow taageer ra.iiskeenoo heehaa
Taageeroo miciisa taagnowyeey heehaa

Oo alloow cadawgiisu tiicaayeey heehaa
Tiicaayuu toosi waayahayeey heehaa

Alloow adigaan ku tuugnahayeey heehaa
Ku tuugnaayee na taamyeheleey heehaa

HEEHAA HEEHAA HEEHAA.

SALEH IBRAHIM

CHELSEA yeeey !!!

BOQOR ! LAGAMA TOOXSADO !!!!☝️☝️☝️